09/06/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno YOS ERP, nidaam casri ah oo loogu talagalay inuu fududeeyo maamulka iyo kobcinta ganacsiyada.
Nidaamku wuxuu isku xiraa qaybaha muhiimka ah ee ganacsiga sida:
✅ Xisaabaadka iyo Maaliyadda (Accounting)
✅ Maamulka Iibka (Sales)
✅ Maamulka Badeecadaha (Products)
✅ Warbixinno iyo Falanqayn (Reports & Analytics)
✅ Maamulka Macaamiisha (CRM)
YOS ERP wuxuu ka caawinayaa ganacsiyada inay kordhiyaan hufnaanta shaqada, yareeyaan khaladaadka, isla markaana helaan xog sax ah oo lagu saleeyo go'aan qaadashada.
📞 Nala soo xiriir si aad u hesho demo ama faahfaahin dheeraad ah.
0618001420. 0612322220