Badri Accounting Service

Badri Accounting Service "Adeeg Hufan iyo Aragti Fog"

5-ta Faa’iido ee Ugu Muhiimsan ee Milkiilaha Ganacsi ka Helo Nidaam Xisaabeed (Accounting System)
13/06/2026

5-ta Faa’iido ee Ugu Muhiimsan ee Milkiilaha Ganacsi ka Helo Nidaam Xisaabeed (Accounting System)

📌Si ganacsigu u noqdo  mid guuleysta  wuxuu u baahan yahay la-socod dhab ahInta badan ganacsatadu waxay furaan ganacsi, ...
23/01/2026

📌Si ganacsigu u noqdo mid guuleysta wuxuu u baahan yahay la-socod dhab ah

Inta badan ganacsatadu waxay furaan ganacsi, balse si qoto dheer uguma la socdaan xisaabtiisa.
Waxay arkaan macaamiil imanaya iyo iib socda, laakiin marka sanadku dhammaado ayay ku baraarugaan iyagoo aan wax faa’iido ah haysan, halka dadaalkii iyo waqtigii la geliyayna u muuqdo mid khasaaray.

👉 Xaqiiqdu waxay tahay:
Ganacsigu wuxuu u baahan yahay la-socod joogto ah.
Xisaabtiisana waa in si isbuucle iyo bille ah loo falanqeeyaa, lana kaashadaa khubaro maaliyadeed si go’aanno sax ah loo gaaro.

💼 Badri Accounting Service
Waxaan kuu diyaarinay nidaamyo casri ah oo kuu sahlaya:
La-socodka xisaabtaada
Ogaanshaha faa’iidada iyo khasaaraha
Inaad ganacsigaaga maamusho adigoo jooga ama maqanba
📞 Nagala soo xiriir: 616580043
📊 Badri Accounting Service – Xisaab sugan, ganacsi kobcaya.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badri Accounting Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share