Amiin Daahir

Amiin Daahir Waa page kayga saxdaa oo aan idinkula wadagi doono waxyaabo aad xiisayso iyo waxyaabo kaleba

29/04/2026

madaxwayne ka waxqabad badnaa sheeg

Waa dharaartan sedkay helo Samada calan kaa sudhoo Somalilnd
11/05/2024

Waa dharaartan sedkay helo
Samada calan kaa sudhoo

Somalilnd

Jimce wanaagsan dhaman umada islamka
19/04/2024

Jimce wanaagsan dhaman umada islamka

Xadhiga dhaqan celintaa ah waan soo dhawaynayaaCiidanka Booliska JSLUgbaad Aragsan
16/04/2024

Xadhiga dhaqan celintaa ah waan soo dhawaynayaaCiidanka Booliska JSL
Ugbaad Aragsan

Haduu aniga geed igu dhaco maxaa laga qaadayaa dawlada mise waa qadar ayaa la odhonayaa Bal ifahan siiya reer berberaw
27/03/2024

Haduu aniga geed igu dhaco maxaa laga qaadayaa dawlada mise waa qadar ayaa la odhonayaa

Bal ifahan siiya reer berberaw

Bal aynu eegno cida u hor gurmataSomaliland allaw na tus iyadoo caalamka la jaan qaadaysa
22/03/2024

Bal aynu eegno cida u hor gurmata

Somaliland allaw na tus iyadoo caalamka la jaan qaadaysa

22/03/2024
Asc dhaman dhaman umatu mahamed 🌙
16/03/2024

Asc dhaman dhaman umatu mahamed 🌙

Hambalyo Hambalyo waxaan halkan hambalyo meher uga dirayaa wllkay.            Mudane:  NIMCAAN AXMED MAXMUD             ...
31/08/2023

Hambalyo Hambalyo waxaan halkan hambalyo meher uga dirayaa wllkay.
Mudane: NIMCAAN AXMED MAXMUD
IYO
MARWO :NIMCO DAAHIR MAXAMED
Oo maanta meherkoodu ka qabsoomay magalada hargaysa masjidu NUURAYN ilaahay haysukiin barakeeyo ubad khayr qabana Haydin kala siiyo

بارك الله لك وبارك عليك وجمع ما بينكما فى الخير

15/11/2020

Dhalaan waa ilduuf
haduu aynigaa gugiyo
Ilmuhu wali yahay siqiir
Masuuliyad aabanimo
Sideen ugu aaminaa
Waayelbaa ubad korshee

Waa page ka cusub ee aan u wareegay

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiin Daahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share