Madasha Live TV

Madasha Live TV Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Madasha Live TV, Steuerberater, Weinstraße 28, Freudental.

16/09/2025

16/09/2025
12/09/2025

3 Qolo Ayaa isfurta Kala Baro

07/09/2025

Maxaa isku tihiin Soo sheega

07/09/2025

🤣🤣🤣

07/09/2025

11 Xanuun Aad iskaga Daaweyn Karto Dhaga Yaraha

Gabadhan oo baraha bulshada caan kaga noqotay qosolka ilmaheega.Waxaa xalay baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok laca...
06/09/2025

Gabadhan oo baraha bulshada caan kaga noqotay qosolka ilmaheega.

Waxaa xalay baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok lacag dhan $10,000 looga ururiyay gabadhan oo caan ka noqotay bartaasi.
Bulshada Somaaliyeed ayaa lacagtaasi ku gar gaartay Gabadhan oo ah Hooyo da’yar.

Shiinaha Maraykankii Iyo Sucuudigi 50ka Milyan Bixin Jirayna waa nagu diray isna 150 kun ayuu abaarihii ku darsaday Soma...
06/09/2025

Shiinaha Maraykankii Iyo Sucuudigi 50ka Milyan Bixin Jirayna waa nagu diray isna 150 kun ayuu abaarihii ku darsaday

Somalida Baraha Bulshada qaar ka mida oo Ka Fal celiyey 150k dawlada shiinaha ku caawisay somaliya ayaa sida yiri

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa Axaddii ku wareejisay $150,000 Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), si loogu gargaaro dadka ay saameeyeen abaarta iyo bulshada ku nool deegaannada dhowaan la xoreeyay

Lacagtan deeqda ah ayaa lagu wareejiyey xarunta SoDMA ee Muqdisho, waxaana guddoomay Komishanka SoDMA, Mudane Mohamud Maalim Cabdulle, halka uu ku wareejiyey Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Fei Shengchao.

Laakiin dad badan oo Soomaaliyeed ayaa baraha bulshada ku muujiyey caro iyo niyad-jab, iyagoo ku tilmaamay deeqdaas “quudhsi iyo gacan adayg marka loo eego kaalmooyinkii ay h**e u bixiyeen dalalka kale.

mid kale ayaa yiri Waxaa la xusuustaa in Sacuudiga iyo Maraykanka ay marar badan Soomaaliya siiyeen gargaar u dhexeeya $50 ilaa $100 milyan xilliyada abaarta, halka Shiinuhu uu markan bixiyey kaliya $150,000.

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa ku dooday in Shiinaha oo ah awood dhaqaale oo dunida kaalin weyn ku leh, ay ahayd inuu ka muuqdo deeq dhab ah oo la jaanqaadaysa xaaladda adag ee Soomaaliya. Halkii laga filayey taageero xooggan, deeqda yartaa ayaa loo arkay mid dhiirrigelinaysa kalsooni darro iyo dareen quudhsi.

Bulshada baraha bulshada ayaa si adag u dhaliilay arrintan, iyagoo ku sheegay in Shiinaha uu muujiyey “gacan adag” iyo in aanu si dhab ah ugu heelan taageerada shacabka Soomaaliyeed xilliyada masiibada. mid kale ayaana yiri dadka shiine aan aqoonow aan is barano isagoo qosol raaciyey

Xariifka sawirka hoose ka muuqdo ayaa korontadii ka jaray dhamaan dadkii xaafada la daganaa ee deriska la ahaa, kadib ma...
06/09/2025

Xariifka sawirka hoose ka muuqdo ayaa korontadii ka jaray dhamaan dadkii xaafada la daganaa ee deriska la ahaa, kadib markii gabar uu shukaansanayey ay telephone-ka ka qaban weysay.

Arintani waxay ka dhacday dalka India, legit.ng

Balse arinta yaabka leh ayaa ah muxuu korontada uga jari waayey kaliya xaafada qoftii telephone-ka ku dhageystay, mise wuxuu is yiri dadka dhan markii ay koronto la'aan noqdaan ayaa gartiina la galayaa?

War bal hablo telephone-ka qabta.😄

06/09/2025

1984 Afduubkii Somali Airline ゚viralシfypシ゚

05/09/2025

Adresse

Weinstraße 28
Freudental
74392

Telefon

+252610505150

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Madasha Live TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie