Xisaab Bile Accounting and Audit Service

Xisaab Bile Accounting and Audit Service Service

πŸ“Š XISAAB HUFAN & SYSTEM CASRI AHKu kalsoonow khibrad iyo daacadnimo!Waxaan bixinaa adeegyo Accounting & Auditing oo tayo...
02/03/2026

πŸ“Š XISAAB HUFAN & SYSTEM CASRI AH
Ku kalsoonow khibrad iyo daacadnimo!
Waxaan bixinaa adeegyo Accounting & Auditing oo tayo sare leh.

βœ”οΈ Accounting System Setup
βœ”οΈ Period End Closing
βœ”οΈ Error Troubleshooting
βœ”οΈ Auditing

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta!


27/02/2026
26/02/2026

Hadaba kafiideysi wacan qiima dhimistaas wixii faahfaahin ah kala xariir Tel: 0615535099/0615828518

26/02/2026

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xariira tel:0615535099/0615828518

23/02/2026

Xisaab Bile waxay kuu haysaa adeegyo xisaabeed oo dhameystiran, si aad u xaqiijiso hufnaanta maaliyaddaada.
βœ… Adeegyada aan bixinno:
β€’ Xisaab Dejin & Xir.
β€’ Maamulka & Dabagalka Xisaabaadka.
β€’ Tababarrada Maaliyadda.
Ha lumin waqtigaaga, annaga ayaa kuu xisaabinayna! 🀝
πŸ“ Km4, Farah Ugas Central Mall, Floor 5.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0615 828 518 | 0615 535 099
Hashtags:

Jumco Kariim βœ¨πŸŒ™Bishan barakeysan ee Ramadaan, iyo maalintan qiimaha badan ee Jumcaha,XISAAB BILE waxay idiin rajaynaysaa...
20/02/2026

Jumco Kariim βœ¨πŸŒ™

Bishan barakeysan ee Ramadaan, iyo maalintan qiimaha badan ee Jumcaha,
XISAAB BILE waxay idiin rajaynaysaa naxariis, barako iyo dambi dhaaf. πŸ€²πŸ’™

Ha noqoto Jumcadan Ramadaanka ku beegan mid:
βœ”οΈ Ducada la aqbalo
βœ”οΈ Dembiga la dhaafo
βœ”οΈ Ganacsiga lagu barakeeyo

Sida aad u xoojiso cibaadadaada, noogu aamin xisaabaadkaaga si hufnaan iyo daacadnimo leh. πŸ“ŠπŸ’Ό

XISAAB BILE – Accounting & Audit Service

πŸ“Š XISAAB BILE – Accounting & Audit ServiceMa rabtaa xisaab sax ah, warbixin cad, iyo maamul maaliyadeed oo lagu kalsoona...
20/02/2026

πŸ“Š XISAAB BILE – Accounting & Audit Service

Ma rabtaa xisaab sax ah, warbixin cad, iyo maamul maaliyadeed oo lagu kalsoonaan karo?
Waxaan kuu haynaa adeegyo xirfad leh oo ay ka mid yihiin:

βœ… Accounting System Set Up
βœ… Period End Closing
βœ… Error Troubleshooting
βœ… Auditing

πŸ’Ό Ku aamin ganacsigaaga khubaro xirfad leh.
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeeg hufan oo la isku halayn karo.

18/02/2026

Address

Km⁴, Farax Ugas Mall
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisaab Bile Accounting and Audit Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category