14/11/2025
𝗗𝗛𝗜𝗕𝗔𝗔𝗧𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗚𝗔𝗡𝗔𝗖𝗦𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔
Ganacsi kastaa wuxuu maraa marxalado: fikrad, bilow, horumar, iyo ballaarin. Fiidiyowgaan waxaan ku sharaxayaa dhibaatooyinka ganacsiyada ugu badan iyo sida looga fogaado.
Subscribe si aad u barato casharro ganacsi oo kooban oo faa’iido leh.