05/07/2026
Ardayda Soomaaliyeed ee doonaaya in ay wax ka bartaan Jaamcadaha Dalka Malaysia, waxaan u diyaarinay xiriirada jaamacadaha Dalka Malaysia. Ardayda Doonaysa in ay ku biiraan jaamacadaha Dalka Malaysia,waxaan ka caawinaynaa:
Doorasahada Jaamacadda Ku haboon.
Gudbinta Codsiyada Jaamacadda
Kala Talinta Habraaca Aqbalaada & Diwaangalinta.
(IIUM) (UM) (UKM) (UPM) (UTM) &Innovaion(APU) &ScienceUniversity(MSU) (MMU) ’sUniversity # UCSIUniversity.