30/05/2023
Soomalida qaarkood meesha ay qabyaalad iyo qabiil ka gaareen ninkaan ajnabiga ah ayey bareen wax badan oo laga yaabo qofka soomaliga ah in uusan aqoonin.
Ma qiyaasi kartaa inta waqti ay ku qaadatay in uu baro naxligaan?
Koleey qofka hadlaayo waxuu sheeganayaa abgaal mana ahan ee waa habargidir, waxaad ku dareemeysaa markuu tirinaayo qabiilada laandherayasha ah ayuu waxuu ka bilaabay mariixan, asigane waxuu leeyahay habargidir ka bilaaw hhhhhh
Markaad u fiirsato habdhaqanka madaxda dowladda ninkaan waxbo ma dhaamaan oo waxii soomali ka dhaxeeyay waad aragteen hal qabiil hiraab la yiraahdo ayaa wado qaatay, dad baa waxey ku leeyahiin qabiil iyo qabyaalad waa laga tagay ee iska dhaaf, ayigane sidaan iyo si kasii xun ayey ugu dhaqmayaan, yaanan been laguu sheegin qabyaalada waa in aad adigane ku dhaqantaa oo qabiilkaga wax walbo kaala muhiimsanaadan, intaas ma isla fahanay?
Dadkaan sida aad wax ula qeybsan laheyd adigaa lagaa rabaa.